2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo ATMIS oo ka Wada Hadlay Kala guurka Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ATMIS, kaas oo diirada lagu saaray amniga dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Britain: Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Mar kale Weerarno Xuutiyiinta Haddii ay Weerarradu ka sii Socdaan Gudaha Badda Cas Xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu weeraro kale ku qaado bartilmaameedyada Xuutiyiinta, haddii ay sii socdaan weerarada ay ku hayaan maraakiibta ganacsiga.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Mar kale Saldhig Kasameystay Dhuusamareeb si Loo Dhameystiro Howlgalka Ka Dhanka ah Shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug, iyada oo halkaas sidiiran ugu soo dhoweeyay garoonka Ugaas Nuur.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo Sharaxday Xildhinaan Fowsiyo Xaaji Gudoomiyaha guddiga midowga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Itoobiya oo Qirtay Caadadis Dowli ah oo Kasaaran Heshiiskii Badda ee ay la gashay Somaliland Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in xukumadda Addis Ababa ay lakulmayso culaysyo ugu imaanayo dawladaha gobolka iyo caalamka, kaas oo ku qasbaya in ay ka noqoto heshiiskii is afgarad ee ay la saxiixatay maamulka muuse biixi.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada FPENS oo 25 Jirsatay iyo Ra’isul Wasaaraha oo kulanka uga Hadlay Ahmiyadda Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 25aad ee aasaaska dalladda waxbarashada FPENS.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 100 Maalin Kadib Dagaalka Gaza, Akhriso Kharaaraha iyo Sooyaalka Boqol maalin oo dagaal ah ayaa ku dul dhamaatay, shacabka dagan marinka ee Reer Qaza, boqol maalin oo u dhiganta 100 Sano, magaalooyin iyo dhismayaal bilicsamaa ayaaa burbur isku badalay. Ilmo ayaa Ku agoontoobay, qoysas dhana.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Safiirro ay ka mid yihiin Hindiya, Japan iyo J. Carabta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech iyo Ururka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Taaliyaaniga Uga Taageeridda Madaxbannaanida Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taiwan oo Madaxweyne Dooratay Codbixiyayaasha Taiwan ayaa Sabtidii shalay bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka madaxtinimo iyo tan baarlamaanka, taasoo Shiinuhu uu ku tilmaamay inay tahay kala doorashada dagaal iyo nabadda, ka dib markii Beijing.