1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Masar: Waa in la ixtiraamo Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Masar ayaa maanta lagu sheegtay in loo baahan yahay in si buuxda loo ixtiraamo midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muqdisho oo Martigelinaysa Dibadbax Looga Soo Horjeedo Xadgudubka Dowladda Itoobiya Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa martigalineysa dibadbax weyn oo looga soo horjeedo heshiiska Itoobiya iyo Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Midowga Yurub: Waa in la ixtiraamo Qarannimada Soomaaliya Ururka Midowga Yurub ayaa qoraal uu goordhow soo saaray ku sheegay ahmiyadda in la ixtiraamo madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Golaha Wadatashiga Qaran oo Heshiisiinta Itoobiya iyo Somaliland Kusheegay Ku xadgudub Qaranimada Soomaaliya. Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa caawa kulan ay ku yeesheen qaab fogaan arag (Zoom waxaa ay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ku sheegeen mid xadgudub ku ah madaxbanaannida iyo gobannimada Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Baarlamaanka Soomaaliya oo Waxba Kama Jiraan Ku tilmaamay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland. Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kadib isugu yeeristooda Madaxweynaha, ay si wadajir ah u guddoomiyeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
3 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baarlamaanka kahor Cadeeyay Mowqifka Dowladda ee Heshiiskii Addis Ababa ee Itoobiya iyo Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si dastuuri ah dalbaday kulan wadajir ah oo Baarlamaanka Federaalka ah ayaa khudbaddiisa kusoo bandhigay mowqifka shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Ra’iisulwasaare Xamse “Taako kamid ah Barrigeenna, Baddeenna iyo Cirkeenna laguma soo xadgudbi karo” Golaha wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo shir aan caadi aheyn isugu yimid Saakay kadib heshiiskii dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland ee dhanka badda ayaa go’aan ay soo sareen ku sheegay in ay tilaabada Adis ay tahay gardarro.
8 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta QALINKUBA HIIL BUU GALAA Sanad kasta oo curta waxaa lagu soo dhoweyaa Heesta “Sanadka Cusub’’ ee uu ku luuqeeyo AUN Tubeec, waxana dib loo falanqeeyaa sanadkii tegay, wixii dhib iyo dheef ah ee uu watay, waxaa la oran karaa in sanadka 2023-ka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Oo La Hadlaya Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeediyo Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg ah la isugu yeeray
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Shir Degdeg ah Ka Yeelanaya Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya aya shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dowlada federalka Itoobiya iyo maamulka Somaliland.