1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka IMF oo Soomaaliya u Sixiixday $100 Milyan Deyn cafintii kadib, tallaabo lagu taageerayo dowladnimada Soomaaliya, hey’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo taageero maaliyadeed ah kaas oo socon doona 3 sano, laguna siinayo Soomaaliya ilaa $100 milyan.
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Xusaya 80-guuradii Aasaaskiisa 20-ka December Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 80-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii, markaas oo la unkay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Deegaanno Hor Leh oo Al-shabaab Laga Saaray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug oo taageero ka helaya kuwa difaaca shacabka ayaa la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta gobolka Mudug kadib markii ay isaga baxeen Al-shabaabkii ku sugnaa.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Shiinaha oo Hey,adda SODMA Ku Wareejisay $1,000,000 Dowladda Shiinaha ayaa maanta hey’adda u qaabisan Maareynta Musiibooyinka waxaa ay ku wareejisay lacag gaareyo 1,000,000 oo Dollar, taas oo qeyb ka ah gurmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen xalaadaha adag ee ay sababtay El-Niño.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda oo Shaacisay Qorshaha Ciidanka Difaaca Shacabka Kadib Dagaalka Al-shabaab Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday qorshaha ciidanka deegaanka ay leeyihiin kadib dagaalka Shabaab, maadaama ciidanku ay muddo dheer ka barbar dagaalamayeen ciidanka dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo la wareegeysa Amniga Garoonka Aden Cadde iyo Dekadda Xilli ciidanka howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS muddo 16 sano kadib ay dowladdu bilowday ay kala wareegto amniga goobaha hey’adaha dowladda ayaa la shaaciyay xilliga dowladdu ay ciidanka ATMIS.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF oo Gaaray Magaalada Baydhabo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaardhow soo gaaray magaalada Baydhabo
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shabeellada Dhexe: Shabaab oo lagala wareegay Degaanno Horleh Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa shalay galab la wareegay deegaanno cusub oo horay ay u joogeen Al-shabaab, deegaannadaas ayaa hoos yimaada degmada Ruunnirgood.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Iscasilay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa sheegay in uu iska Casilay Xilkii Wasiirka Arrimaha Dibadda uu kahayay xukuumadda DANQARAN.
7 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Guulaha Dowladda Soomaaliya ee 2023 Sanadkan sii-dhamaanaya ee 2023-ka, dowladda Soomaaliya waxaa ay gaartay guulo taariikhi ah, kuwa ka jawaabayay baahiyo degdeg ah iyo qaar himmiilooyin lagu taamayay ahaa in ka badan 30 sano.