1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Taliska Xoogga Dalka oo Booqday Deegaanno laga saaray Shabaab Taliyaha ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday deegaanka Shabeeloow iyo Miyiga hoos yimaada oo ka mid ahaa meelihii dhawaan laga saaray Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Qalalaaso Ka taagan Xarunta Baarlamaanka Puntland Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka taagan xaalad kacsanaan ah, kadib markii ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin madaxtooyada ay xalay saqdii dhexe la wareegeen xarunta golaha wakiillada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ATMIS oo Ciidanka Xoogga Ku Wareejineysa Amniga Villa Somalia Tallaabo kale oo guul xagga amniga ah, ciidamada ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha .
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxaa kasoo Kordhay Doodihii Kululaa ee Fatahaadaha ee ka socday Golaha Shacabka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 4-aad ee Golaha Shacabka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Shabaab oo Laga Saarayo Deegaanno badan oo Koonfurta Mudug ah Ciidamada Xoogga Dalka, Darawiishta Galmudug, kuwa deegaanka ayàa howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaanno katirsan koonfurta Gobolka Mudug, kuwaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bucadbadeed Soomaali ah oo Aftuubtay Markab Gacansi oo Marayay Badweynta Hindiya. Markab ganacsi oo uu ka babanayay calanka Malta, ayaa lagusoo waramayaa inay afduubteen burcad badeedda Soomaalida, sida ay sheegeen ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda Soomaalida.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Amarro Kasoo Saartay Faafinta Faafinta Madhabka Shiicada Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka soo saartay arrimo maalmihii dambe baraha bulshada si aad ah u qabsaday, kadib markii lagu arkay dad ku sugan Soomaaliya oo sheeganayo in ay yihiin kuwa Shiico ah oo aaminsan madhabka Raadidada.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Maanta Sixiixay Heshiiska Xubinimada EAC Munaasabad maanta ka dhacday Entebbe ee dalka Uganda ayuu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo dhowaan ay xubin buuxda ka noqotay dowladda federalka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Riyaad Uga Qeybgalay Shirka Dalalka Iskaashiga Islaamka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee dalalka Islaamka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Washington: Madaxweyne Xasan oo la Kulmay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Mareykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalla Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan mirofhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, ku simaha Xoghayaha Difaaca dalkaas Marwo Victoria Nuland.