Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo habeennimadii sabtidii ka qaybgalay munaasabad ballaaran oo ay goobjoog ka ahaayeen Xildhinaanno ka tirsan BFS, mudnayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato, siyaasiyiin.