1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Morocco Uga Qeybgalay Shirka Madaxda IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda Afrika Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga qeybgalay magaalada Marrakesh ee dalka Morocco shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha oo Dhaqanka iyo Waxgaradka Koonfur Galbeed Kala Hadlay Dagaalka Al-Shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala hadlay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha dowladda dagaalka Al-shabaab eek a bilaabnaya deegaannada Koonfur Galbeed
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Baxdo oo Laga Xarig-jaray Garoon Diyaaradeed iyo Mas’uuliyiin Ka Qeygashay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Baxdo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka ATMIS oo Xoogga Dalka Ku Wareejiyay Xero Ku Taalla Raagaceelle Ciidamada ATMIS ayaa saldhigii ay ku lahaayeen Degmada Raaga Ceelle ee Gobalka Shabeellada dhaxe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka, waxaana munaasabadda goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Magalada Baydhabo+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya .
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Swedan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dalkeenna Mudane Joacim Waern.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Muqdisho Kula Qaatay Wasiirka Difaac Dalka Kenya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyay Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muqdisho oo Laga Daahfuray Howlgelinta Xarunta Ka Hortaggga Fikirka Xagjirka ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay howlgelinta xarunta Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee hey’adda Tubsan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Duqeymaha Israel Ee Magaalada Qaza Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahli ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah, kuwaas oo tiro ahaan gaaraya in kabadan 500.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Siday Madaxweynaha Mareykanka oo Ka Degtay Israel iyo Kulamo uu Yeelanayo Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa hadda ka degay Isreal, waxaana lagu wadaa inuu la kulmo raysal wasaare Netanyahu, iyaga oo ka wadahadli doona xaaladda ka taagan magaalada Qasa.