2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Si Adag u Cambaareeyay Weerar Israel ay Ku Qaaday Goob Iskuul ah Gudaha Gaza Dowladda turkiga ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii ay Israa’iil ku dishay ku dhawaad 30 qof oo goob iskuul ah gabaadsanayay, kuwaas oo duqeyn aan loo meel dayin lagu xasuuqay gudaha Falastiin oo siweyn loogu cambaareeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Israa’iil oo Duqeyn Diyaaradeed Ku Dishay 29 Falastiiniyiin ah oo Ku Sugnaa Iskuul Duqeymo dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Israel ayaa lagu dilay 29 Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa teendhooyin iskuul ku yaala magaalada Abassan, oo u dhow Khan Younis ee koonfurta Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Booqday Masjidka Sheekh Cabdulqaadir Al-Baqdaadi ee Ciraaq Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wadahadlay Hormarinta Dekadaha Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardda Dekadaha Mudane Axmed Yuusuf Cabdulle.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Horumarinta Caddaaladda Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, War Taliyaha Ciidanka Howlgallada Gaarka ee Bariga Afrika oo Kismaayo Gaaray Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha hawlgallada gaarka ah.
1 daqiiqo Sheeko:QAXOOTIGA IYO BARAKACAYAASHA Ciidanka Danab oo Daawoo iyo Gargaar Gaarsiiyay Dadka Ku Nool Aagga Balidoogle Ciidanka komaandooska danab, gaar ahan ururka 161-aad ayaa daaweyn iyo baaritaanno caafimaad u sameyeen qaar kamida dadka ku dhaqan deegaanka balidogle ee hoostagta degmada walanweyn ee gobolka shabeelaha hoose.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya iyo Imaaraadka oo Ka Wadahadlay Yareynta Maandooriyaha Maareeyaha Hay’adda ka hortagga maandooriyaha iyo dhaqan celinta Qaranka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo danjiraha dowladda Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya ayaa ka wada hadlay yareynta halista maandooriyaasha.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Dugsiga Lagu Tababarayo Ciidamo Cirka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay dugsiga ay ku tababaranayaan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hey’adda TSA oo Lagu Soo Dhoweeyay Garoonka Muqdisho Kulanka oo ka dhacay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) ayaa waxaa ka qeyb galay hay’adaha amniga garoonka iyo hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo masuuliyiin ka socotay hey’adda Mareykanka.