2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad oo ay sanadkan u fariisanayaan ku dhowaad 40 kun oo arday.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga Rasmiga ah ee ay Ciidanka ATMIS Dalka Ka Baxayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga kama dambaysta ah ee ay ciidamada midowga Afrika ee loo yaqaanno ATMIS dalka ka baxayaan, asagoo lagu badeli doono howl-gal kale oo ay ciidan shisheeye.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tahriibayaal Laga Soo Badbaadiyay Badda Atlaanta Halka Tiro Kamid ah ay Geeriyootay Sida ay sheegtay Warbaahinta dalka Spain Markab nooca dalxiiska ah ayaa badbaadiyay 68 qof oo tahriibayaal ah, kuwaas oo dooni ay la socdeen laga helay meel u dhaw jasiiradda Canary. Markabka.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Galmudug oo Bilaabaysa iney Tilaabo Ka Qaado Dadka Jara Dhirta si loo Badbaadiyo Deegaanka Maamulka Galmudug ayaa bilaabay in uu tilaabo ka qaado dadka sida sharci daro ah dhuxusha uga shida dhirta deegaanada gobolka Mudug ka dib markii dhawaan wareegto kasoo baxday lagu mamnuucay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Lagu Dilay Nugaal iyo Booliiska Gobolka oo Baadigoob Ku Jira Dabley hubaysan ayaa lagu soo warramaya in ay ganacsade lagu magacaabi jiray Cabdulqaadir Cabdi Daahir Axmed ay ku dileen xalay degaanka Kalabayr Gobolka Nugaa.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada 37-kun oo Ardey oo Maanta u Fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya, kaas oo sanad waliba wasaaraddu qaado.
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika oo u Codeeyay Sameynta Howlgal Lagu Bedalo ATMIS Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa taageeray in la sameeyo howl-gal cusub oo Midowga Afrika uu hoggaamiyo ka dib markii howl-galka hadda ee ATMIS Soomaaliya uu ka baxo bisha December ee sanadkan 2024.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Mareykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane Richard H. Riley.
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Xadgudubka Lagu Sameeyay Laba Xildhibaan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad ugu xuntahay laba xildhibaan oo ka mid ah Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo soo wajahday xaalad ay sheegeen in amnigooda wax loogu dhimayey.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Laba Magaalo oo Kamid ah Khaatumo oo Markii Ugu Horreysay Looga Fadhiisanaayo Imtixaanka Qaranka 33 sano kadib waa markii ugu horreysay oo Diyaarad Wada Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka ka degto Magaalada Laascaanood.