1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Munaasabad Soo Dhoweyn ah oo Taliyaha Ciidanka Xoogga Looga Sameeyay Roma Munaasabad si weyn loo agaasimay oo lagu soo dhowaynayay wafdiga uu Hoggaaminayay Taliyaha ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa lagu qabtay magaalada Rooma.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowlada Slovenia oo Noqotay Dowladdii Ugu Horeysay ee Yurub ah oo Aqoonsatay Falastiin Dowladda Slovenia ayaa noqotay dalkii ugu dambeeyay ee Yurub oo si rasmi ah u aqoonsada dawladnimada Falastiin, ka dib markii baarlamaanka dalkaasi uu talaadadii cod aqlabiyad ah ku ansixiyay tallabadaasi.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Doorasha Kursiga Aan Joogtada Aheyn ee Golaha Ammaanka oo Ka Dhaceysa New York iyo Abaabulka Dowladda Soomaaliya Xubnahan oo mid kamida ay dowladda Soomaaliya u sharraxantahay ayaa lagu dhex dooran doonaa shirka 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo maanta furmaya, waxaana ka qeyb-galaya wefdi culus oo ka socda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Qoorqoor oo Magacabay Wasiiro Cusub oo Kamid Noqonaya Xukuumaddiisa Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug. Magacaabistaan ayuu ku sheegay in tahay dardargelinta howlaha.
6 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada ππππ₯π’π§ππ ππππ₯ππ¦π’π π ππ‘ ππ ππππ πππ§π€π:World Environment Day Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, oo ay ka mid yihiin; hawada aan neefsaneyno, biyaha aan cabno, ciidda aan ku nool nahay [ku dul-noolnahay],.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Wakiillo Ka Socda Dowladda Mareykanka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magaalada Jowhar kula kulmay wakiilo ka socday safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Jowhar.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Jubbaland oo Dhagaxdhigay Laba Waddo oo Laga Dhisayo Kismaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo uu wehliyo Wasiirka howlaha guud ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa Magaalada Kismaayo.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Raβiisul Wasaare Xamsa Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Madaxeedka 2024 Korea β Afrika Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika waxa uu ka hadlay ahmiyadda ay leedahay.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CADAALADDA ADDUUNKA Madaxda Itoobiya oo Wajahaysa Eedeymo Ka Dhan ah Xasuuq Ka Dhacay Gobolka Tigray Warbixinno ku qotoma baaritaanno muddo docday ayaa daboolka ka qaaday inay jiraan cadeymo la taaban karo oo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay geysteen falal xasuuq ah intii uu socday dagaalkii Tigray.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR Maxkamadda Racfaanka oo Waxkamajiraan Kasoo Qaaday Kiiska Cabdullahi Maxamed iyo Maxamed Cadde Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay.