2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobbo ay Ku jiraa Bixitaanka ATMIS iyo Kadib, Dhameystirka Ladagaalka Shabaab, iyo Arrimo kale uu Goobjoog X Spaces uga Hadlay Latliyaha Madaxwyen Xasan Sheekh Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in guulo waaweyn laga gaaray in degmooyin ka mid Hirshabelle iyo Galmudug laga xoreeyo Alshabaab, maanta dadkoodu helaan adeeg dowladnimo, isla markaana hadda lagu guda jiro soo gebogabeynta.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Natiijada Doorashada Koonfur Afrika oo Lagu Dhawaqay iyo Xisbiga ANC oo Markii Ugu Horeysay Guuldareystay Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa ugu baaqay xisbiyada siyaasadeed ee dalkaas inay ka wada shaqeeyaan danta dalka, islamarkaana laga gudbo wixii kala qeybsanaan ah oo doorashada ka dhashay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay hadalka uu sheegay la taliyaha amniga qaranka Soomaaliya ee Itoobiya walaaca ku abuuray? Soomaaliya ayaa rajaynaysa in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya dhamaadka December 2024. Lataliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa dhawaan shaaca ka qaaday go’aanka dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Hirshabeelle Loo Tababaray Carqaladeynta Maalgelinta Argagixisada Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababar siiyay saraakiisha Booliska ee dambi baarista ee dowlad goboleedka Hirshabeelle si ay uga caawiyaan ogaanshaha iyo la dagaallanka dambiyada.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Koox lagu eedeeyay in ay Daacish u Qaabilsan Yihiin Hanjabaada Ganacsatada oo Boosaaso Lagu Qabtay Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF oo magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal looga hortagayay falalka amni daro ee ka dhaca magaalada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa Qalab Gaarsiiyay Garoonka Degmada Guriceel. Agaasimaha ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa Qalab Gaarsiiyay Garoonka Degmada Guriceel. Agaasimaha Waaxda ICT Mudane Mowlid Daqaf ayaa gaarsiiyay Qalab Garoonka Diyaaradaha ee Degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ergayga Madaxweynaha ee Arrimaha Caafimaadka oo Kulan La Qaatay Madaxa hay’adda UNOCHA Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arimaha Caafimaadka & Nafaqada Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur ayaa magaalada muqdisho kulan kula yeeshay.
1 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Hanti-dhowraha Qaranka oo Furay Shirka Xafiisyada Hanti-dhowrka Dowlad Goleedyada Hanti-dhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa Muqdisho ka furay.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Koonfur Kuuriya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kuuriyada Koonfureed.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Laga Fasiran Karaa Hadalkii Latariyaha Amniga Qaranka ee Bixitaanka Ciidanka Itoobiya? Lataliyaha amniga qaranka madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Macallin oo dhowaan marti ku ahaa dood-wadaag ay warbaahinta goobjoog qabatay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya