1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qaramada Midoobey oo $2 Milyan u Qoondeysay Wax Ka Qabashada Daacuunka Ka Dilaacay Soomaaliya Isku duwaha Gargaarka Degdegga ah Martin Griffiths ayaa $2 milyan oo doollarka Mareykanka ah uga qoondeeyay Sanduuqa Waxqabadka Degdegga ah ee Dhexe (CERF) si wax looga qabto daacuunka ka dillaacay Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Muxuu Ahaa Ajandaha ay Ka Wadahadleen Ra’iisulwaaare Xamse iyo Wafdi Ka Socday Jarmalka? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulan la yeeshay wafdi sare ka socday dalka Jarmalka, kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Dayax Gacmeed Waxbasaasa Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in isku daygeedii ahaa in ay gantaal ku riddo dayax gacmeedka wax basaasa uu guuldarraystay ka dib markii milatariga Kuuriyada Koonfureed uu sheegay in ay soo rideen gantaal aan la aqoonsan.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Soomaaliya oo Si KMG ah u Joojisay Bixinta Baasaboorka Shaqaallaha Dowladda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka oo Geneva Kaga Qeybgalay Shirweynaha Caafimaadka Adduunka Shirka Caafimaadka Adduunka kisii 77-aad oo si rasmi ah uga furmay maanta magalaada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Saciid Maxamed.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga oo Tababar usoo Xiray Ciidanka Xoogga Dalka ah Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gen Maadeey Shekh Nuur Ufuroow Oo Uu Wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Tababar Usoo xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeeno Laga Soo Xulay.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Duufaan Dhimasho iyo Barakac Sababtay oo Ku Dhufatay Xeebaha Bariga Hindiya iyo Bangaladesh. Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay in ka badan hal milyan oo qofna waa laga daadgureeyay ka dib markii duufaanta Remal ay ku dhifatay xeebaha bariga Hindiya iyo Bangaladesh.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kala Bardh Xujeyda Soomaalida Sandkaan Loo Qoondeeyay oo Gaartay Sucuudi Carabiya Ku dhowaad Kala Bar Xujeyda loo Qoondeeyay Dalka Soomaaliya ayaa soo gaarey Gudaha dalka Sucuudiga, si ay u gutaan howlaha lama dhaafaanka ah ee xajka.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dhimashada Ka Dhalatay Dhul Go’a Dalka Papua New Guinea oo Korortay iyo Musiibo Ka Taagan Ilaa 2,000 oo qof ayaa laga cabsi qabaa in ay ku aasan yihiin dhul go’a todobaadkii hore ka dhacay Papua New Guinea, sida laga soo xigtay Xarunta Musiibooyinka Qaranka ee dalka, iyadoo dadkii badbaaday ay ka sheekeeyeen dhacdooyin.