1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Sarkaal sare oo Shabaab ah oo Lagu Dilay Howlgal Ciidanka Xoogga Ka Fuliyeen Koonfur Galbeed Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka Al Shabaab oo muddo dheer ay ku daba jireen ciidanka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Puntland oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Gobolka Nugaal Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada dowlad gobolleedka Puntland ayaa ku geeriyootay, halka mid kalena uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay deegaanka xaaji kheyr oo ka tirsan gobolka Nugaal.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Nairobi Kula Qaatay Dhiggiisa Kenya William Ruto Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa William Ruto, labada Madaxweyne ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Faahfaahin Kasoo Baxaysa Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Aarka degmada Dayniile gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Saraf uu Ku Tagay Jabuuti Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu soo laabtay dalka, ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tagay dalka Jabuuti.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidanka PMPF oo Boosaaso Kusoo Bandhigay Hub Sharci Darro ah iyo Gaadiidkii Siday Ciidamada PMPF, gaar ahaan cutubyada Badda oo gulufyo ballaaran oo isdaba jooga ka wada Badaha Puntland ayaa gacanta ku dhigay Hub sharci-daro ah, gaadiidkii siday iyo 4 nin oo watey, kuwaas oo si dhuumaalaysi ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Lix Ruux oo ay Ku Jiraan Dalxiisayaal Reer Yurub ah oo Lagu Dilay Gudaha Afgaanistaan Saddex muwaadin oo Afgaanistaan ah iyo saddex dalxiisayaal Isbaanish ah ayaa lagu dilay bartamaha gobolka Bamyan ee dalka Afgaanistaan, sida uu sheegay maamulka Taliban ee dalkaa majaraha u hayaahi.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo Shir Caalami ah Uga Qeybgalaya Taliyaaniga Shirka waxaa ka qaybgalay hey’adaha adduunka ee Cadaaladda, Xuquuqda Aadanaha iyo Nabadda, Ururrada iyo Khubarada Xuquuqda Aadanaha iyo Nabadda ee Midowga Europe iyo dalalka ay dagaaladu ku danbeeyaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska iyo Wasiirrada Amniga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Dib-u eegista Dastuurka oo Bilaabay Diyaarinta Cutubyada 5-aad iyo 9-aad ee Dastuurka Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka oo ku howlan diyaarinta cutubyo kamida dastuurka oo dib u eegis u baahan ayaa kulan ay yeesheen kaga dooday cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad.