1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saraakiil Ka Tirsan Booliiska Malesia oo Lagu Dilay Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanku Leeyahay Labo sarkaal oo booliis ah ayaa lagu dilay dalka Malaysia, midna kalena waa la dhaawacay ka dib markii nin looga shakisan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda mayalka adag ee Jemaah Islamiyah uu xoog ku galay saldhig boolis.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Nin Qoyskiisa 26 Sano Ka Hor ay Maleeyeen Inuu Geeriyooday oo Dib Looga Helay Algeria Nin u dhashay dalka Aljeeriya oo la waayay 1998-dii intii lagu jiray dagaalladii sokeeye ee dalkaas ayaa 26 sano ka dib isagoo nool laga helay qol qoyskiisa deriskooda ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhaqaatiir Ku Sugan Hindiya oo Buro Culeyskeedu Yahay 3.7kg Kasoo Saaray Gabar 14 Jir ah oo Soomaali ah Buro aad u weyn oo culeyskeedu yahay 3.7kg ayaa laga soo saaray caloosha gabar 14 jir ah oo Soomaali ah oo ku jirtay isbitaal ku yaala magaalada Hyderabad dalka hindiya sida dhaqaatiirta fulisay qalliinka ay u sheegeen.
2 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta oo uu shir-guddoomiyey Boqorka dalka Baxrayn.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab 70 Jir Maxkamadda Gobolka Banaadir Loogu Maxkamadeyno Maalgelinta Al-shabaab Xilli uu garsoorka dalku ku howlanyahay boqolaal gal dacwadeed oo kala duwan ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir la soo taagay oday da’da 70-tameeyada ku jira, kaasoo loo haysto eedeymo ku saabsan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kormeeray Xarunta Agoonta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa booqasho dhiirigelin ah ugu tegay ardeyda dugsiga barbaarinta carruurta Booliska Soomaliyeed oo u diyaar garoobaysa imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan Bahrain Kula Qaatay Madaxweynaha Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dalka Baxrayn kaga qeyb galaya Meertada 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta, ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Booqday Xarumo Ka Mid ah Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileita
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Warbixin Looga Dhagey Wasaaradda Gaashaandhigga Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WADATASHIGA QARANKA Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo wali ka socda Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii 3-aad Shir gudoominaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Muqdisho.