Axmed Cilmi Karaash Oo Noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland

Waxaa la soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, iyada oo la isla gaaray ilaa wareegga 3aad.

Natiijada wareegga 3aad ayaa noqotay:  Cabdi Ibraahim Warsame(Qowdhan) 19 cod iyo  Axmed Cilmi Karaash: 47 cod, waxaana sidaasi ku soo baxay Axmed Cilmi Karaash.

Goor sii horeysay oo maanta ah waxaa madaxweyne loo doortay Saciid Deni, oo Puntland hoggaamin-doona 5-ta sano ee soo socota.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW