U bood dhigaalka

Cali Gacal Casir: Doorashada waqtigeeda Ayey Dhaceysaa, 89 Xildhibaan Ayaana Sii Shaqeynaya

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha baarlamaanka Gamudug garabka Cadaado Cali Gacal Casir ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in baahi weyn loo qabo in doorasho ay dhacdo waqtigeeda.

Casir waxaa uu intaasi raaciyey in inta laga dooranayo baarlamaan cusub ay sii shaqeyn-doonaan 89-kii xildhibaan ee Galmudugtii hore.

Halkan Ka Akhriso: