DEG DEG: Baarlamaanka Puntland Oo Meelmariyey Guddiga Doorashooyinka Ee Maamulkaasi

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay xildhibaannada Puntland codka kalsoonida ah siiyeen guddiga doorashooyinka maamulkaasi (TPEC)

Kulanka maanta waxaa shir guddoominayey guddomiyaha baarlamaanka Puntland, C/rashiid Yuusuf Jibriil, iyadoo xildhibaannadu meelmariyeen guddigaasi.

Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa kula dardaarmay guddiga TPEC in shaqadooda dardargeliyaan, islamarkaana kasoo dhalaalaan waajibaadka saaran.

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW