U bood dhigaalka

Deg-Deg:- Xaaf Oo Hargeysa Lagu Xiray

Sheeko:Amniga

Madaxweynihii hore ee Galmdug Axmed Du’caale Xaaf, ayaa maanta loo diiday in uu Hargeysa soo galo kadib markii uu ka soo degay Garoonka Hargeysa.

Xaaf, ayaa la fadhiisiyay qolka VIP ee madaxda loogu talo galay ee Garoonka, waxana la filayaa in la saaro Diyaarad magaalada Jabbuuti gaynaysa.

Xaaf, ayaa hore u yimi Hargeysa iyadoo casuumadana loogu sameeyay intii uu ka sii maqnaa xilka madaxweynaha Galmudug.

Goobjoog News