U bood dhigaalka

DFS Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashooyinka Galmudug

Sheeko:Dalka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qabanayo doorashada Galmudug iyo sidoo kale halka lagu qaban doono.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in doorashooyinka Galmudug ee baarlamaanka iyo madaxda fulinta dhici doonaan 4-ta bisha July ee 2019.

Sidoo kale, wasaaraddu ayaa sheegtay in doorashooyinkaasi lagu qaban doono magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News