Dhageyso: DFS Oo Looga Digey Iney Farogeliso Doorashada Puntland

Xildhibaan Hore Daahir C/qaadir Muuse ayaa uga digey dowladda dhexe iney farogelin ku sameyso doorashada la filayo iney ka dhacdo Puntland.

Ugu horreyn waxa uu wareysigan kaga hadlay khilaafka ka dhaxeeya DFS iyo dowlad goboleedyada, wuxuuna sheegay in Labada dhinacba ku fashilmeen in shacabka wax u qabtaan.

Dhanka kale, dowladda ayuu u sheegay in laga doonayo iney dhex dhexaad ka noqoto doorashooyinka ka dhici doona Puntland sanadka soo aadan 2019.

Dowladda ayuu sheegay in marar badan isku dayday iney farogeliso doorashooyin dhacay iyo kuwo dhici doona oo ay ka mid tahay tan K/galbeed.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW