Dhageyso: Maamulka B/xaawo Oo Sheegay Iney Wax Ka Qabanayaan Ammaanka

Maamulka cusub ee degmada B/xaawo, gobolka Gedo ayaa sheegay iney wax badan ka qaban doonaan xaaladda ammaanka ee degmadaasi.

C/casiis Xareed C/laahi, guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in haddii ay wadashaqeyn buuxda ka helaan shacabka degmada B/xaawo ay aad u sahlanaaneyso in laga shaqeeyo amniga.

Guddoomiyahan ayaa dhanka kale u mahadceliyey maamulkii isaga ka horreeyay oo uu sheegay in wax badan uu ka qabtay degmadaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW