U bood dhigaalka

Gaalkacyo: Xaaf Oo Madaxweyne Loo Doortay, Akhriso Maamulka Oo Dhameystiran

Sheeko:Dalka

Galmudug ayaa saacado gudaheed yeelatay madaxweynihii 2-aad kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Galkacyo.

Xildhibaanada Galmudug garabka Gaalkacyo ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug u doortay Xareed Cali Xareed.

Sidoo kale waxa ay Madaxweyne ku xigeen u doorteen Sheekh Ibrahim Guureeye. halka Madaxweyne Xaaf loogu daray waqti aan la cayimin.

Xaaladda Galmudug ayaa ku dhaw mid ay ka soo bixi karaan seddex madaxweyne maadaama haatan ay shaqeynayaan seddex baarlamaan.

Goobjoog News