U bood dhigaalka

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Sharciga Doorashooyinka

Maajo 2, 2019

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga doorashooyinka qaranka, oo muddo la sugayey.

Isla fadhigaas waxaa ay sidoo kale meel-mariyeen Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo Dib-u-eegis lagu sameeyay

Sharciga doorashada ayey aheyd in mar hore ay soo gudbiso xukuumadda, taasi oo ku xiran arrimo badan.

Wararkan oo faahfaahsan, kala soco halkan

Goobjoog News