Guddoomiye Aadan Madoobe oo Lataliye Magacaabay
Sheeko:Arrimaha Amniga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga, waxaana la magacaabay xilli ay dhowdahay dooorashada madaxweynaha dalka.