Guddoomiye Cabdullahi “Balanqaadkii Turkiga Ee Kooxda Galmudug Waa Diyaar”

Madaxda sare ee Maamul Galmudug ayaa sheegay in ay diyaar yihiin balanqaadyadii loo sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. “Balanqaadkii Turkiga iyo kuwa kale oo loo diyaariyay Ciyaartooyda iyo macallimiinta Galmudug waa diyaar,balse waxaan kooxdeena ugu mahadcelinaynaa sharafta iyo magaca ay … Continue reading Guddoomiye Cabdullahi “Balanqaadkii Turkiga Ee Kooxda Galmudug Waa Diyaar”