Guddoomiye Faadum Cali “Dhammaan Ciyaartoyda Galmudug Wadanka Turkiga Ayaan Geyn doonaa”

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo CaliCali (Faadumo Faandhe) oo ku hadleysay Magaca Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Hogaanka Baarlamaanka Galmudug ayaa  Ciyaartoyda Galmudug u balan qaaday,Hadii ay ku guuleystaan koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 in damaashaad ay ku tagayaan Turkiga,iisayaashoodna uu diyaar yahay,balse laga rabo Xaqiijinta hanashada koobka. “Dhammaantood Ciyaartoyda iyo macallimiinta … Continue reading Guddoomiye Faadum Cali “Dhammaan Ciyaartoyda Galmudug Wadanka Turkiga Ayaan Geyn doonaa”