Isimadda Puntland Oo 4 Qodob Ka Soo Saaray Doorashada Janaayo

Doorashada madaxtinnimada ee January ka hor, Isimadda Puntland ayaa qoraal ka soo saaray sidii doorashada ugu dhici laheyd qaab xasiloon kadib wadatashi ay la sameeyey bulshada.
Qodobbada ay soo saareen ayaa ahaa:
In la wada qaato mas’uuliyad wadareed, cid kastana ay xil iska saarto sidii loo helilahaa doorasha ku dhacda nabad iyo xasilooni.
In guddiga doorashada lagu aamino in ay soo ansixiyaan, soona saaraan Xildhibanadai beeluhu soo xusheen isimaddana soo saxiixeen.
In musharaxiintu ay yihiin mas’uuliyiin muwaadiniin ah, xilna ka saran yahay lashaqeenta iyo kalsoonida gudigga ansixinta iyo laamaha amniga.
In taliyayaasha amniga ay xilkasaaran yahay aminiga guud ahaantiisa, mas’uulna ka yihiin, musharaxiinta ay usiman yihiin dhibna ayna kala kulmin xoriyadooda dhaqdhaqaaq siwadajira ahna loo wada shaqeeyo
Goobjoog News
Hltovf pszfcc generic cialis coupon for cialis
Thvmey vphhnu real cialis online when does cialis go generic
Rrxtrr jzuepf generic cialis online best online pharmacy
Izctsm ygakqm online pharmacy Tlfgl