U bood dhigaalka

Jubalad Oo Soodhoweysay Warmurtiyeedka Ka Soo Baxay Maamullada Galmudug Iyo Hirshabelle

Abriil 27, 2021

Maamul goboleedka Jubaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay qaateen maamullada Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kordhinta uu baarlamaanka u sameeyay Madaxweynihii hore.

haddaba halkan hoose ka akhriso warmurtiyeedka uu soo saaray maamulka Jubaland.

 

 

 

 

Goobjoog News