Koonfur Galbeed : Ayaan Aadan Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Labaad Senotarada Aqalka Sare
Sheeko:Arrimaha Amniga

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Labaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :
1: Ayaan Aadan Cabdullaahi
2: Farxiyo Nuur Aadan
Musharax Ayaan Aadan Cabdullaahi ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 74, halka Farxiyo Nuur Aadan ay heshay cod 8.
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Labaad.