Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey.

Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu sii sameeyay garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti,iyagoo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay dalka Jabuuti.

Halkan Ka Eeg Sawiradda Soo Laabashada Madaxweyne Deni    

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW