Madaxweyne Qoor-Qoor “Dhamaan Ciyaartooyda Galmudug Waa Shaqaale Rasmi Ah Oo Ka Tirsan Dowladda”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan si heer sare ah loo soo agasimay ku Maamuusay ciyaartooyda  Kooxda Galmudug ee kaalinta ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ee ku qabsoomay maagada Muqdisho,isagoo u mahadceliyay macallimiinta iyo xidigaha guusha taariikhiga u soo hooyay dadka reer Galmudug. Madaxweynaha waxaa kulankan ku … Continue reading Madaxweyne Qoor-Qoor “Dhamaan Ciyaartooyda Galmudug Waa Shaqaale Rasmi Ah Oo Ka Tirsan Dowladda”