Madaxweyne Xaaf Oo Gaaray Degaanka Gawaan Ee Gobalka Mudug

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug  Axmed Ducaale Geele Xaaf oo safar dhulka ah uga soo uga soo ambabaxay Magaalada Hobyo oo  uu ka socdo shirka ayaa waxa uu booqday Hospital-ka Guud ee deegaanka Gawaan oo hoos taga Degmada Hobyo

Madaxweynaha ayaa waxa uu u kuurgalay marxaladaha kala duwan ee u shaqeeyo Hospitalka isaga oona qeyb qeyb loo geeyay qeybaha uu ka koobanyahay Hospital-ka.

Waxa uu Madaxweynuhu inta uu ku guda jiray safarkiisa ku hakaday deegaanka Wasil halkaas oo uu dadka deegaanka kula hadalay waxa uuna uga Mahadceliyay sida wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen Wasil.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW