Madaxweyne Xaaf oo Hadda Gaarey Godinlabe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf oo goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka ayaa hadda gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud.

Ciidamo 12 gaari ah ayaa madaxweynaha uga horyimid meel ka baxday magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo hadda galbinaya.

Xaaf waxaa uu ku sii-jeedaa Cadaado, lama oga inuu ku hakan-doono, laakin wararka waxaa ay sheegayaan in ku socdo Galkacyo.

Goobjoog News

Related Articles

6 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW