U bood dhigaalka

Midowga Yurub oo Muqdisho Ku Qabtay Xafladda Maalinta Haweenka

Maarso 5, 2020

Munaasab lagu weyneynayey maalinta haweenka caalamka ee 8-da Maarso oo sanad weliba laga xuso adduunka  ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdsho, xaflada ayaa waxaa soo abaabulay Midowga Yurub.

Goobjoog News