U bood dhigaalka

Murashaxii La Saadaalinayey Ee Lafta Gareen Oo Ku Guuleystay Madaxtinnimada Koonfur Galbeed

Diseembar 19, 2018

Guddiga doorashada koonfur galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafata gareen uu u guuleystay madaxtinnimada koonfur galbeed .

Tartanka oo ku soo gabagaboobey wareegga koobaan waxaa loo kala helay : Cabdacasiis Xasan Maxamed Lafata gareen.( 101) Ibraahim Macalin Nuur.(6 ) Aadan Maxamed Nuur Saransoor.(  22 ) Xuseen Xusmaan Xuseen.(  3 ) Am Sayid Axmed Shekh Daahir ( 4  ) halka 13 ay halowday.

Tartanka waxaa laga reebay Mukhtaar Roobow, isaga oo haatan ku xiran magaalada Muqdisho.

Goobjoog News