Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay

Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. 

Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21  iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaanala filaya in midkiiba uu hadlo 15 daqiiqo.

Ammaanka Garoowe ayaa la adkeeyey, waxaa meel walbo la geeyey ciidamada kala duwan sida PSF-ta , Booliiska , Daraawiishta  iyo PMPF-ta.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW