Muxuu Madaxweyne Xaaf Ka Yiri Guddiga Farsamada Maamul u Dhisidda Galmudug?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug.

Xaaf ayaa sheegay in ay kala shaqeeyeen wasaaradda arrimaha gudaha magacaabista guddiga farsamada maamul u dhisidda Galmudug.

Wuxuu sheegay in guddigan muhiim yahay, islamarkaana laga doonayo iney ka fogaadaan eex iyo wax walbo oo shaki gelinaya shaqadooda.

Halkaan hoose ka akhriso:-

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW