Prof.Maxamed Xasan Doob“Duubabka Gobolka Banaadir Waa In Ay Ka Miradhaliyaan Maqaamka Muqdisho”
Sheeko:War

Prof.Maxamed Xasan Doob oo sheegay in duubabka Gobolka Banaadir waa in ay ka miradhaliyaan sidii loo heli lahaa maqaamka caasimada Muqdisho.