Puntland: Dhageysiga Dacwad u Dhaxeysa Gaas Iyo Camey Oo Socota

Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta qaadeysa dacwad maamul oo u dhexeysa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, dacwadaaas oo ka dhalatay magacaabidda guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilada.

Sida ku qoran qoraal ka soo baxay maxkamadda sare ee Puntland waxaa la faray qareennada labada mas’uul iney u yimaadaan dhageysiga dacwadda 11/12/2018, 9:00 AM Subaxnimo, iyada oo lagu dhageysan-doono xarunta maxkamadda sare.

Sii, Akhri, Qoraalka:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW