U bood dhigaalka

Puntland oo magacaawday guddiga wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa magacabay xubnaha guddi ka shaqeeyo wadaxaajoodka Faderaalka iyo Puntland.

Deni ayaa sheegay in xubnaha guddigaan oo ka kooban 13 xubnood iyo 9 xubnood oo khubaro ah in ay Puntland ku matalayaan xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.

Magacaabida Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta Dalka.
Guddiga Goleyaasha Dowladda:
1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye
2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen
3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin
4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin
5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin
6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin
7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin
8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin
9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin
10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin
11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin
12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin
13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin
Guddiga Khubarada:
1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye
2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen
3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin
4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin
5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin
6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin
7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin
8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin
9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin