Qarax Ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir
Sheeko:Arrimaha Amniga

Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho
Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa laga maqlayaa rasaas xoogan ay ridayaan ciidama ammaanka kuwaas oo xiray goobta qaraxu ka dhacay.
Warar horudhac ah ayaa sheegaya in qaraxa ka dib ay rasaaa dhacday, waxaana la rumeysan yahay in ay khasaare naf iyo maal leh jiraan.
Wararkii kasoo kardha halkan kala soco.
Goobjoog News