1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Dalka oo Bilaabay Ka Doodista Cutubka 4-aad Ee Dastuurka iyo Waxkabedelkiisa Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda Shacabka) iyo Madaxa Labaad.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Dood Ku Saabsan Arrimaha Dastuurka oo Lagu Qabtay Degmada Hodan Wasiirka Wasaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Xildhibaannada Baarlamaanka oo Soo Gabagabeeyay Ka Doodista Cutubka 3-aad Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 23-aad kalfadhiga 4-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 22-aad Kalfadhiga 4-aad ee labada Aqal.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddoomiye Sacdiya oo Soo Xirtay Madasha Latashiga Waxkabedelka Dastuurka Ee DF iyo DG Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta soo xirtay Shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya oo Siiwada Ka Doodista Cutubka 2-aad Ee Dastuurka iyo Waxkabedelkiisa Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo kulan labdiisa gole ay wadajir isugu yimaadeen xaranta Villa Hargeysa ayaa waxaa wali sii socota doodad ku aadan arrimaha Dastuurka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Muqdisho oo Laga Daahfuray Shirka Iskaashiga Wax Kabedelka Dastuurka Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta daaf-furay shirka latashiga Hay’adaha dowladaha xubnaha ka ah DFS.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo muhiim la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixinno.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Maanta Gudagalaya Ka Doodista iyo Waxkabedelka Dastuurka Dalka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jammhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah ay kulan wadajir ah ku leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, kulanka ayaa ah.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Meelmariyay Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka, kadib kulan wadajir ah oo ka dhacay Villa Hargeysa, xildhibaannada.