1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Gaaray Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha madaxweynaha iyo wadigiisa. Wasiirro, xildhibaanno…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomalaiya ayaa maanta waxaa lagu soo doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Shaacisay Musharraxiinta Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey musharraxiinta lix kursi, kuwaas oo deegaan doorashaduudu ay tahay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Jadwalka Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada 11 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kuraasta la shaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#010, HOP#011, HOP#019, HOP#030,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Odayaasha Dhaqanka 16-ka kursi Ee Boosaaso Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada 16 kursi oo lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkadda Coastal: Rooble iyo Farmaajo waa Ogaayeen Heshiiska 7-bada Xirmo Ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ay labaduba ogaayeen, isla markaana taageero weyn oo joogta ah siinayeen heshiiska qeybiga Batroolka ee ay wada saxiideen mas’uuliyiinta…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SWIFT: Nidaamka Ruushka Laga Saarayo Ee Uu Cabsida Ka Qabo Quwadaha reer galbeedka, gaar ahaan Maraykanka iyo Midowga Yurub, ayaa ku dhow inay ku heshiiyaan qaabkii Ruushka looga saari lahaa nidaamka maaliyadda caalamiga ah SWIFT, taa oo looga jawaabayo duulaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Jadwalkada Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey jadwalka doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah oo lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble oo La Kulmay Xildhibaannada Banaadiriga Ee Muqdisho Lagu Doortay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Banaadiriga 11-aad kusoo baxay ee Beelaha Banaadiriga, oo dhowaan la doortay. Casho…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Koonfur Galbeed Oo Shaaciyay Odayaasha Dhaqanka Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska bulshada iyo dhaqanka ee soo kala xulaya ergada kala dooraysa lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka…