2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoorihii Ugu Horreeyay ee Soomaaliyeed oo Ka Qaybgala FIFA World Cup Omar Cabdulkadir Artan ayaa taariikh ku qortay kubadda cagta Soomaaliyeed, kadib markii uu noqday garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed oo loo xusho inuu ka garsooro tartanka FIFA World Cup.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdi Nageeye oo ku guuleystay tartanka marathon-ka New york Orodyahanka caanka ah ee Soomaaliga ah, Cabdi Nageeye, oo metala dalka Netherlands, ayaa xalay ku guuleystay tartanka marathon-ka ee caanka ah, kaas oo lagu qabtay magaalada New York ee dalka Mareykanka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Magaalada Paris oo Laga Daahfuray Meertada Olombikada Adduunka iyo Weerarro Ka Dhacay Furitaanka Magaalada Paris ee caasimadda dalka France ayaa waxaa si rasmi uga furmay, ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee sannadkan 2024-ka, xafladda furitaanka Olombikada ayaa dalka martida loo yahay u soo bandhigaysa fursad.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Argentina oo Ku Guuleystay Koobka Cup-ka America iyo Messi oo Ronaldo Ka Tagay Argentina ayaa kor u qaaday koobkeedii 16-aad ee Copa America, iyadoo xiddigooda ugu weyn Lionel Messi ay u badan tahay inuu macsalaameeyo ciyaaraha caalamiga ah, waxaana dhanka kale la filayaa inuu ciyaaro World Cup 2026.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Spain oo Ku Guuleustay Koobka Euro iyo Sugitaanka Egland ee Koob oo 58 Jirsaday Xulka qaranka Spain ayaa loo caleemo saaray ku guuleysiga Euro 2024 ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen England ciyaar ka dhacday Olympiastadion, Tani waxay calaamad u tahay horyaalkii afaraad ee Yurub ee aan horay loo arag cid ku guuleysata.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Puntland oo Soo Xiray Tartanka Koobka Naadiyada Gobollada Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta soo xiray Koobka kubadda cagta Naadiyada heerka koowaad ee Gobollada Puntland, isagoo daawaday Ciyaarta kama danbeysta ah Final-ka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Real Madrid oo Ku Guuleystay Koobkii 15-aad ee Champions League, Kadib Kulankii Wenbalay Real Madrid ayaa mar walba hesha dariiq ay ugu soo bixi karto Champions Leaque-ga waxayna markale soo baxday in ay Final-ka ku dhaaftay kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund laakiin wali waxay soo gaadhay rekoodhkii 15 aad.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Manchester City oo Taariikh Ka Dhigtay Horyaalka Primary league Tan iyo Bilowgiisii 1992-dii Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester City ayaa horyaalka Ingiriiska ka dhigtay taariikh aan hore loo dhigin tan iyo markii la bilaabay tartankiisa, majirin koox ku guuleysatay afar sano oo xiriir ah, laakiin caawa ayaa loo diiwaan geliyay macalin Pape.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Real Madrid oo Gaartay Finalkii 18-aad Champions League, Xilli Tallaabo Qura ay u Jiraan Ku Guuleysiga Koobkii 15-aad Real Madrid ayaa mar kale heshay waddo ay ku dhameysato gaaritaanka finalkii 18-aad, iyadoo Joselu uu laba jibaaray qalbiyada Bayern, Madrid ayaa iska xaadirisay garoonka Wanbaley ee magaalada London oo ay ku sugeyso.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Borussia Dortmund oo Gaartay Final-ka Chamions League, Xilli Real iyo Bayar Midkood Ku Qaabileysa Wembaley Borussia Dortmund ayaa muujisay deganaan aad u wanaagsan si ay u gaarto finalka Champions League ee seddexaad ka dib markii Mats Hummels uu qeybtii labaad ee ciyaarta ka dhigay kooxda martida ah inay 1-0 kaga badiyaan Paris Saint-Germain