2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Go’aankii Mareykanka Ka Dib: Garsoore Cumar Cartan oo Shaaciyay Mowqifkiisa iyo Tallaabada Xigta Garsooraha caanka ah ee Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay go’aankii dhowaan loogu diiday inuu galo dalka Mareykanka, kaas oo sababay inuu ka haro dhexdhexaandinta kulammada Koobka Adduunka 2026.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Sababta Garsoore Cumar Cartan Looga Celiyay Mareykanka Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay aad uga xun tahay in garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, uu ka baaqdo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dawladda Mareykanka oo Xaqiijiyay inay Dalkeeda u Diiday Garsoore Cumar Cartan ah oo ka Qaybgalayay Koobka Adduunka Dawladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u xaqiijisay inay u diidday inuu dalkeeda galo garsooraha caanka ah ee reer Soomaaliya, Omar Abdulkadir Artan, kaas oo loo xushay inuu qayb ka noqdo garsoorayaasha dhex-xaadin doona kulammada Koobka Adduunka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbaahinta oo si weyn u hadal Haysa Ka Reebidda Garsoore Cumar Cartan ee Koobka Adduunka 2026 Arrinta la xiriirta ka reebidda garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulkadir Cartan ee tartanka Koobka Adduunka 2026 ayaa noqotay mid si weyn loogu hadal hayo warbaahinta caalamka, kaddib markii la xaqiijiyey inuusan ka qayb geli doonin tartanka lagu qabanayo Mareykanka, Kanada iyo Mexico.
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Wararka Cayaaraha Maxaa Lagu Haystaa Cumar Cartan? MUQDISHO, GOOBJOOG NEWS – Garsooraha Caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa wajahaya caqabad weyn oo dhanka safarka ah, kadib markii loo diiday inuu galo dalka Maraykanka, halkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsooraha Soomaaliyeed Omar Artan oo loo diiday gelitaanka Mareykanka Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Omar Abdulkadir Artan, ayaa la sheegay in loo diiday inuu galo Mareykanka kadib markii uu gaaray garoonka diyaaradaha ee Miami si uu uga qeyb galo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Paris Saint-Germain oo markii labaad oo xiriir ah ku guuleysatay koobka UEFA Champions League PARIS, Goobjoog – Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain (PSG) ayaa ku guuleysatay koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League, ka dib markii ay rigoorayaal 4-3 ah ku reebtay kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wiilasha Xulka kubbadda cagta Soomaaliya ee Ocean Stars oo wajihi doona dalalka Ghana iyo Ivory Coast is reebreebka tartanka Afcon 2027 Munaasabadda isku aadka is reebreebka tartanka Afcon 2027 oo maalintii shalay ka dhacday magaalada Qaahira ee dalka Masar ayay Soomaaliya gashay guruubka C, waxaana ku wehli doona dalalka Ghana oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Arsenal oo 22 sano kadib ku guuleysatay horyaalka Ingiriiska ee Premier League. Arseraal oo ka mid ah kooxaha ugu faca weyn uguna kubbadda qurxoon ee horyaalka Ingriiska ayaa xaqiijisay hanashada horyaalkeedii 14aad, kadib barbar dhacii ay gashay kooxa Manchester City oo kula…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha FIFA: “Kubbadda Cagta Way ka Weyn tahay Siyaasadda” Iran oo Si Rasmi ah uga Qaybgelaysa Koobka Adduunka 2026 Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta adduunka FIFA, Gianni Infantino, ayaa si cad u soo afjaray doodihii la xiriiray ka qaybgalka xulka qaranka Iran national football team ee tartanka FIFA World Cup…