1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Galmudug iyo Hirshabeelle oo Tartanka Maamulka Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir Lagu Daahfurayo Waxaa lagu wadaa in maanta tuulada Ciyaaraha Stadium Muqdisho uu ka furmo tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo sanadkaan ka xiiso badan sanadadii hore marka loo eego martigelinta garoonka Muqdisho Stadium.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cayaarta Super Cap-ka Soomaaliya oo Ka Dhaceysa Koonfur Galbeed Kooxaha Gaadiidka iyo Dekadaha oo talaadada Ku hardami doona kadib markii ay maanta u safreen Baydhabo hallaas oo lagu wado in lagu qabto cayaarta xiisaha badan ee koobka Super Cup-ka Soomaaliya sanadka 2023.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya oo Guuldarro Ku Furtay Tartanka Qaaradda Afrika Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ee Soomalaiya ayaa kulanka furitaanka Koobka qaramada Qaaradda Afrika la ciyaaray dhiggooda xulka qaranka Algeria oo sanadkaan martigalinaya. Kulanka ayaa waxaa 10:00 pm ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Koobka Qaramada Qaaradda Afrika oo Maanta Soomaaliya iyo Aljeeriya Lagu Furayo Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga oo wajahaya xulka Algeria. Kulanka ayaa soo dhici doona caawa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Deegaanka Gubadleey oo Ku Guuleystay Koobka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir Deegaanka Gubadleey ee duleedka caasimadda ayaa galabta ku guuleysatay tartan degmooyinka deegaannada gobolka Banaadir oo Finalka isku Wajaheen degmada Warta-Nabadda. Laba kooxood ayaa ciyaarta labadii qeyb isku mari waayay goolal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Taagerayaasha Arsenal ah oo lagu xiray Uganda Ciidamada dalka Ugand ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan 20 dhalinyaro ah kuwaas oo taageera kooxda kubadda cagta Arsenal. dadkaan ayaa la qabtay xilli ay la socdeen kolonyo taageerayaal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha GOOL FM oo ku guulaysatay Idaacadda ugu wanaagsan dalka Idaacadda Isbooriga dalka ee GOOL FM ayaa habeenki xalay ahayd loo caleema saaray idaacadda ugu fiican geyiga Soomaalida, sanadka 2022. Sanadkii 2012 kii bishii May 15 keedii ayaa dhidibada loo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Xasan oo Hambayo iyo Bogaadin u Jeediyay Kooxda Xulka 17-Sano Jirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka Isreebreebka Afrika ee Bariga iyo Bartamaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tuulada Ciyaaraha oo marti gelinaysa fantisyaha guusha xilka qaranka Soomaaliya Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku soo wajahan xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17-sano jirada, kuwaas ee dhawaan ku soo guulaystay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee 17-sano jirada. Soomaaliya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Xasan oo Hambalyo u Diray Xulka Qaranka Ee Ku Guuleystay Koobka Cecafa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo hoyeen qarankooda ayaa tilmaamay dareenka farxadeed iyo…