U bood dhigaalka
72 war

Deegaanka & Cimilada

Sare-u-kaca heerkulka, musiibooyinka la xiriira cimilada, iyo abaaruhu waxa ay qayb ka yihiin saameynta isbeddelka cimilada iyo xaalufka deegaanka ee gobolkani wajahayo. Warbixinaha cimilada iyo deegaanka ee Goobjoog waxa ay ku qotomaan faallooyin iyo gorfeyn cilmiyeysan oo dhacdooyinkaan xal iyo xogwarran ba u ah.