Madaxda maanta ee horay Macalimiinta u Ahayd iyo Dadaalkooda Horumarinta Waxbarashada Waxbarashada Soomaaliya waxay muhiimad weyn u leedahay bulshada si loo hagaajiyo aqoonta, xirfadaha, iyo awoodda waxqabad ee jiilka cusub. 3 daqiiqo
2 daqiiqo Maqaal: Waa maxay faa’iidada ay leedahay in Af-soomaaliga si wanaagsan loo bartaahi Af-soomaaligu wuxuu xambaarsanyahay dhaqankeenii, sooyaalkeenii, suugaanteenii, Hiddeheenii iyo wax kastoo qeymo iyo abde inoo leh sidaa darteed waxaa lama huraan ah in aqoonta aas-aasigaa asaga loogu horaysiiyo oo qoristiisa quman, qaabka ugu habboon ee loogu dhawaaqo, iyo eray bixintiisaba yaraanta lagu baro
3 daqiiqo Muhiimadda Iyo Saamaynta Dhaqaalaha Dalka Ee Maqnaashaha Lacagta Shilinka Soomaaliga Soomaaliya waxaa loo aqoonsanyahay dal aan beeso lahayn(Cashless), kadib markii uu meesha ka baxay isticmaalkii Shillinka, taasi oo ka dhigan in wixii dhaqdhaqaaq lacag ah oo wax isdhaafsi, gadasho, iib ama keydba.
3 daqiiqo Waa maxay Maalinta Caalamiga ah ee Bani’aadamnimada ,dadka Soomaaliyeed maxay uga dhigan tahay maalintaan? Maalinta Caalamiga ah ee Bani’aadamnimada (World Humanitarian Day) waxaa loo dabbaaldegaa sannad walba 19-ka Agoosto si loogu sharfo shaqaalaha bani’aadamnimada iyo dadaalkooda nafta-u-hurista ee ay ku badbaadiyaan nolosha dadka dhibaateysan
2 daqiiqo Goobaha Dhaqan Celinta Muqdisho Qaarkood oo Isku Badelay Xabsi Dad Lagu Jirdilo. Walaahowga nolol xumada iyo halisaha baaxadda ee uu maandooriyuhu horseedi ayaa keenay xanuunno dhanka dhimirka ah iyo xaalado nafsaani ah ay dhibane u noqdaan kumanaan Soomaali ah oo dhallinyaro iyo waayeelba isugu jira.
2 daqiiqo Sidee Looga Hortagi Karaa Dhibaatooyinka ay La Kulmaan Dadka Muruqmaalka ah? Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada Soomaalida si xoog leh u qabsaday muuqaalka haweenay waayeel ah oo kamid ahayd shaqaalaha dhismaha magaalada Baydhabo, taas oo uu fal foolxun oo arxan darro ah.
2 daqiiqo Gurmadka iyo Baxnaanada Dhaawacyada Waa Lama Dhaafaan Kadib Musiibadii Dhacday Musiibadii ka dhacday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho waxay saameysey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo qaarna qoys ahaan u dareemeen ka dib markii qof ama laba xubnood oo muhiim ahi ay gurigooda ka baxeen.
3 daqiiqo Waa Kuma Baraha Wanaagsan Xilliga Tacliinta Lagu Gudajiro? Barayaasha soomaaliyeed ee dhallinyarada ah ama aan kulliyadda wax barashada ka soo bixin, tababar feecan oo wax-gista la xariirana aan soo qaadan ee dugsiyada hoose dhexe iyo sare ka howl-gala, hibada wax gudbinta.
3 daqiiqo Natiijo Nuucee ah Ayaa Laga Sugayaa Shirweynaha Culimada Soomalaiyeed ee Muqdisho Ka Socda? Waxaa maalintii labaad magaala madaxda dalka ee Muqdisho ka socda Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, islamarkaana.
3 daqiiqo Maqaal: Sidee Soomaaliya Uga Maarmi Kartaa Kaalmada Shisheeye Isuguna Filnaan Kartaa? Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalka Soomaaliya ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee aanu afjarkooda awoodi kari