Maxkamadda Cadaaladda Adduunka oo Israel Ku Amartay Soo Afjaridda Dagaalka Gaza Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa xukuntay in sii joogitaanka Israa’iil ee dhulka la haysto ee Falastiin uu yahay sharci darro, islamarkaana loo baahanyahay in ay ku soo afjarto oo uga baxdo sida ugu dhakhsaha badan. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxda Itoobiya oo Wajahaysa Eedeymo Ka Dhan ah Xasuuq Ka Dhacay Gobolka Tigray Warbixinno ku qotoma baaritaanno muddo docday ayaa daboolka ka qaaday inay jiraan cadeymo la taaban karo oo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay geysteen falal xasuuq ah intii uu socday dagaalkii Tigray.
1 daqiiqo Faransiiska oo Taageeray Go’aanka Lagu Soo Xirayo Madaxda Israel ee Maxkamadda ICC War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa lagu muujiyay taageerada ay Paris u hayso maxkamadda dambiyada caalamiga ah, ayadoo aqoonsan madax-bannaanideeda, iyo la dagaalanka.
1 daqiiqo Mareykanka oo Difaacay Madaxda Israel Kana Horyimid Go’aanka Maxkamadda Dambiyada Dagaalka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ayaa sheegay in Israa’iil iyo Xamaas aan la is barbar dhigi karin ka dib markii maxkamadda ICC ay soo saartay amar la soo xirayo madaxda maamulka Israa’iil iyo hoggaamiyaasha ururka Xamaas.
1 daqiiqo Maxkamadda Cadaaladda Adduunka oo Amar Ku Bixisay in Lasoo Xiro Madaxda Israel Maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo madaxda sare maamul Israa’iil oo uu ugu horreeyo Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa xagjirka ah.
2 daqiiqo Dowladda Mexico oo Dacwad Ka Dhan ah Dalka Ecuador u Gudbisay Maxkamadda ICJ Dalalka Mexico iyo Ecuador ayaa midba midka kale dacwad ka dhan ah u gudbiyay maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda adduunka, ka dib markii uu cirka isku sii shareeray khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeyaahi labadaas dal.