1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Xukuntay Askari Dil Hore u Geystay Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u geystay marxuum Sacad Cabdi Muuse, inuu baxsad ka ahaa goobtiisa shaqo oo ah Deegaanka Shabeeloow.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Toogasho Ku Fulisay Askar Dil Geysatay Qasaastan oo laga fuliyay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubinno ka tirsan maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, maamulka gobalka dhanka Galmudug iyo masuuliyiin kale.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Dil ah Ku Ridday Saraakiil Booliis ah oo Ka Tirsan Degmada Hilwa Maxkamadda Ciidamada ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye oo ahaa taliyihii Hilwaa, kabtan Police ka tirsan iyo Dable Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo la shaqeynaayey taliyaha.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada ooXukun Ku Riday Askar Lagu Soo Eedeeyay Dhacada Shacabka Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud Daahir Maxamed oo labaduba shacab ah.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ku Ridday Sufyaan Taakeeye Asxaabtiisa Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) oo lagu soo eedeeyey aas-aasida Xisbi ku sheeg uu ugu magacdaray Talo-kunool, kaasi oo faafiyo fikradaha .
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ridday Sarkaal Ka Tirsanaa Kumaandooska Danab Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha Al-shabaab iyo Jaajuusida Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka, Waxa uu dhabar jabin ku sameeyay.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Askari Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Xukun Dil ah ay Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Dable Xoogga Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Tookiyo) ayaa loo soo xiray dil bareer ah uu u geestay Marxuum Cabdijabaar Maxamed Xasan Labo iyo Tobankii bishii Augost 2022, falkaas oo ka dhacay maqaayad lagu shaaho.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Rag Ku Eedeysan Hub ay Gacangaliyeen Al-shaabaab oo Kismaayo Markamad Lagu Soo Taagay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen qayaano qaran, isla markaana ay la goosteen Gaari Hartop ah, qori dabajeex ah iyo qori AK47.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Askar Ku Eedeysan Dilka Taliyahooda oo Maxkamad Lagu Soo Taagay Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka billaabawday dhageysi dacwadda eedeysanayaal loo iney dil u geysteen Taliye Labo Xiddigle Mustaf Nuur Suudi.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah Ku Ridday Askari Ka Tirsanaa NISA Dable Badri Cabdiraxmaan Kaahin oo ka tirsanaa ciidanka hey’adda NISA ayaa loo soo xiray Dil bareer ah uu u gaystay Marxuum Cabdullahi Yuusuf Axmed dilkaas oo ka dhacay laamiga Xoosh ee degmada Dharkenlay 21 kii.