Israa’iil oo weerartay iskuul ay Qaramada Midoobay maamusho oo ku yaalla bartamaha Gaza Weerar cirka ah oo Israel ay ku qaaday iskuul ay maamusho Qaramada Midoobay oo hoy u ah dadka reer Falastiin ee ku barakacay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Gaza ayaa lagu dilay inta u dhaxaysa 35 iyo 45 qof. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxaad Ka Ogtahay Dowladaha Kamid Noqday Golaha Ammaanka Kadib Kal fadhiga 78-aad Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ayaa ka qabsoomay magaalada new York ee dalka ayaa, ahna xarunta Qaramada Midoobey, waxaana lagu doortay shan kamida xubna aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka.
1 daqiiqo Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Kursiga Golaha Ammanka ee Qaramada Midoobay Soomaaliya ayaa xubin aan joogto aheyn ka noqotay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ka dib codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay oo goor dhow soo dhamaatay.
2 daqiiqo Doorasha Kursiga Aan Joogtada Aheyn ee Golaha Ammaanka oo Ka Dhaceysa New York iyo Abaabulka Dowladda Soomaaliya Xubnahan oo mid kamida ay dowladda Soomaaliya u sharraxantahay ayaa lagu dhex dooran doonaa shirka 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo maanta furmaya, waxaana ka qeyb-galaya wefdi culus oo ka socda Soomaaliya.
1 daqiiqo Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hey’adda Sos Children’s Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay agaasimaha Gobolka.
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Qaabilay Madaxa Guud ee Hey’adda Xuquuqda Caruurta Save The Childreen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling oo soo gaaray Soomaaliya.
1 daqiiqo Siihayaha Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan oo Soo Gaaray Muqdisho Sii-hayaha cusub ee ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Danjire James swam ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda.
1 daqiiqo Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Qorshaha Kala Guurka Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho.
2 daqiiqo Qaramada Midoobay oo Hakisay Qeybinta Cuntooyinka Gargaarka ah ee Marinka Rafax Qaramada Midoobay ayaa ku dhowaaqday iney hakisay qaybinta cuntada gargaarka ah ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada.